Maamulada Magaalada Gaalkacyo oo loogu baaqay in ay kashaqeeyaan nabadda.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulada Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa lagu booriyay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo is dhexgalka bulshada, taasoo muhiim u ah horumarka iyo xasiloonida gobolka.

Gaalkacyo, oo ka mid ah Magaalooyinka muhiimka ah ee Soomaaliya, waxay mararka qaar la kulantaa khilaafaad iyo xasarado sababa dib u dhac ku yimaada dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo bulshadda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya