Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta xoriyadda saxaafada Aduunka ayaa waxaa la aas aasay sannadkii 1993, waxaana si rasmi ah u aqoonsaday UNESCO iyo Qaramada Midoobay.
Maalintani waa maalin loo dabaaldego xorriyadda saxaafadda, lagu sharfayo suxufiyiinta, isla markaana lagu kobciyo wacyiga ku saabsan doorka warbaahintu ku leedahay horumarka waara iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha ee aasaasiga ah.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya