Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada Aduunka waxaa laxusaa 24-ka Janaayo sanad kasta.
Maalintaa oo ay ku dhawaaqday Qaramada Midoobay ayaa loogu dabaaldegaa doorka ay waxbarashadu ku leedahay nabadda iyo horumarka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya