Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Qaxootiga Aduunka ayaa markii ugu horaysay la as-aasay 20-kii Juun,2001 iyadoo loo aqoonsaday Sanad-guuradii 50-aad ee Heshiiskii Xuquuqda Qoxootiga ee 1951-kii.
Xamdi Sugow Lamaane.ayaa warbixintan ku eegeysa.