Maalinta la dagaalanka Jahliga oo looga dabaal degay Dunida

0
182

Sannad kasta 8-da bisha September oo maanta ku beegan waxaa dunida looga dabaal degaa maalinta caalamiga ee la dagalanka  Jahliga ama  akhriska iyo qoraalka la’aanta  iyadoo diirada lagu saaro sidii kor loogu qaadi lahaa fahanka iyo aqoonta bulshada:-Bashiir Maxamed Daahir ayaa Warbixintan ku eegaya.