Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Kalluunka oo la xuso 2-da May ayaa waxay leedahay
muhiimado dhowr ah oo aad u weyn oo ay ugu horeyso Wacyigelin Caalami ah
Maalintan ayaa waxay dadka aduunka xasuusisaa muhiimadda uu kalluunka u
leeyahay nolosha badda, dhaqaalaha, iyo amniga cuntada. Waxay sidokale kor u qaadaa fahamka ku saabsan sida kalluumaysiga xad-dhaafka ahi halis ugu yaha kheyraadka dabiiciga ah.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa