Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo maalin nimadii shalay ahayd ay kubeegneyd maalinta dhulka Adduunka ayaa waxaa Degmada Luuq laga sameeyay ololo nadaafadeed iyo sidoo kale mid wacyi galin oo bulshada looga wacyi gelinayo sidii ay goobaha loogu talagalay qashinka iyo bacaha ugu gubi lahaayeen.
Barnaamijka ololahan iskugu jira wacyi gelinta iyo nadaafadda ayaa waxaa taaba geliyay hay’adaha CeRID iyo Trocaire iyadoona ay fuliyeen ururka haweenka Degmada Luuq iyo sidoo kale qaar kamid ah dhalinyarada degmada Luuq ayaa wacyigalin ka sameeyay Iskuulada Degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaaya