Maalinta Caalamiga ee midab-takoorka oo 21 maarso sanad walba dunida laga xuso.

0
167

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bishii Diseembar 1960, ka dib dhacdooyin ka dhan ah -naceybka meelo badan oo adduunka ka mid ah, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu meel mariyey qaraar lagu cambaareynayo “dhammaan muuqaalada iyo dhaqamada naceybka midab, diin iyo qaran” sida ku xadgudubka Axdiga Qaramada Midoobay iyo Baaqa Caalamiga ah.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa soo jeedineysa.