Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bishii Sebtember 17, 2012, Qaramada Midoobay waxay ku dhawaaqday 1-da Juun inay tahay maalinta la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Waalidiinta.
Maalinta ayaa looga golleeyahay in lagu kiciyo wacyiga ku saabsan muhiimadda
waalidnimada iyo doorka ay ka qaadanayso ilaalinta iyo aaladaha looga baahan
yahay horumarka wanaagsan ee carruurta.
Khadar Axmed salaan.ayaa ka warramaya