Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sannadkii 2014-kii, Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 15-ka Luulyo u aqoonsaday Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka, si loogu dabaaldego muhiimadda istiraatijiyadeed ee ay leedahay in dhallinyarada lagu qalabeeyo xirfado shaqo.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya