Maalinta Caalamiga ah ee Wada Noolaanshaha Nabadda oo maanta dunida looga dabaal degayo

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Maalinta Caalamiga ah ee Wada-noolaanshaha Nabaded ayaa lagu dhiirrigeliyaa in dadku is-aaminaan, isku dulqaataan, una wada noolaadaan si nabad ah.

Maalintan oo kale waxay muhiim u tahay bulshadeenna Soomaaliyeed, maadaama aynu kasoo kabaneyno colaadihii inoo saameeyay siyaabo kala duwan.

Ka dib burburkii weynaa ee ka dhashay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, waxaa la
aasaasay Qaramada Midoobay si ay u badbaadiso jiilasha mustaqbalka ee dhibaatada ka soo gaartay dagaallada.

Cabdullahi Cabdicasiis siraad .ayaa warbixintan ku eegeya