Maalinta Caalamiga ah ee Waalidka oo Maanta Dunida laga xusayo.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waa maalin ay Qaramada Midoobay ku dhawaaqday sanadkii 2012, si dunidu u qirto una qadariyo kaalinta muhiimka ah ee waalidiintu ka qaataan nolosha ubadka, bulshada, iyo horumarka jiilka cusub.

Maalintan waxay inoo xusuusinaysaa waalidiinta oo ah tiirarka ugu adag ee nolosha
qoyska, Iyaga ayaa na barbaariyay, na hagay, na difaacay.

Qaramada Midoobay waxay leedahay: “Waalidiintu waa tiir-dhexaadka horumarka
bulshada, Waalidiintu waxay carruurta siiyaan jacayl, hagitaan, iyo akhlaaq, taasoo aasaas u ah Waalidka Soomaaliyeed waa tiirka qoyska iyo bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa