Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka oo Maanta oo kale Dunida laga Xuso.

0
234

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sannadkii 2012,kii Waxay ku dhawaaqeen Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka Taasoo la xuso sanad walba 5 -ta bisha September.

Maalintan oo inta badan dunida laga xuso marka lagaaro 5 Bisha September waxaa warbixin inooga diyaarisay Xamdi Sugow Lamaane.