Maalinta Caalamiga ah ee Qoysaska oo maanta oo kale Dunida laga xuso

0
233

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-15 May sannad kasta ayaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Qoysaska iyadoo ujeedka yahay in laga takhaluso saboolnimada, takoorka, iyo sidokale xadgudubka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya