Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika – in ka badan 3,300km – taas oo kheyraad badeed aad u hodan ah leh Laakiin nasiib darro, sanado badan waxaa laga sheeganayay in badda Soomaaliya ay si sharci darro ah uga kalluumaystaan doonyo ajaanib ah oo aan hayn wax oggolaansho ah, taasoo si toos ah u dhaawacday.
Si kastaba ha ahaatee, burburkii Dowladnimo ee dhacay 1991 wixii ka dambeeyay,
xeebaha Soomaaliya waxay u furmeen doonyo kalluumeysi oo ajaanib ah kuwaas oo si
sharci-darro ah uga kalluumaysta baddaha Soomaaliya.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya