Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bishii Diseembar 2002, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, qaraarkiisa 57/249, wuxuu ku dhawaaqay 21-ka Maajo inay tahay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Kala-duwanaanta Dhaqanka ee Wada-hadalka iyo Horumarinta.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya