Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Ka-hortagga Tubaakada waxaa la aas-aasay sanadkii 1987, iyadoo WHO ay doonaysay in la xoojiyo dadaallada lagula dagaallamayo cudurrada ay sababo tubaakadu sida kansarka, xanuunnada wadnaha, iyo neef-qabatin joogto ah.
Soomaaliya, inkastoo aanay jirin tirokoob sax ah, haddana isticmaalka tubaakada ayaa
sii kordhaya, gaar ahaan dhalinyarada iyo dadka ku nool Magaalooyinka.
Waxaa caadi noqotay in la arko dad sigaar ku iibinaya waddooyinka iyo meheradaha yar-yar.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegeysa