Maalinta Caalamiga ah ee Gargaarka bani’aadanimo oo maanta dunida laga xusayo.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad kasta maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa Maalinta Bani’aadannimada Adduunka.

Maalintan waxaa loo asteeyay in lagu xuso shaqaalaha gargaarka bani’aadannimo iyo dadka ku naf waaya adeegga bani’aadannimo, isla markaana lagu muujiyo taageerada malaayiin qof oo dhibbanayaal ah caalamka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya