Maalinta Caalamiga ah ee Duur joogta Aduunka oo Dunida laga xusay.

0
248

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-3-da bisha maarso sanad kasta waa maalin ama fursad loogu dabaal-dego noolaha kala duwan ee duurka ku nool si kor loogu qaado wacyiga dadka ku howlan daryeelkooda iyo kuwa moogan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixin inooga diyaarisay.