Maalinta caalamiga ah ee dhiig bixinta Adduunka oo maanta dunida laga xusayo

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Dhiig-Bixiyaha Adduunka, oo loo dabaaldego 14ka Juun WHO, la-hawlgalayaasheeda iyo bulshooyinka adduunka oo dhan ayaa ku midoobi doona dulucda 20 sano oo u dabbaaldegga bixinta dhiigga.

Dhiig-bixiyeyaha Hal-ku-dhegga sanadkan ayaa lagu xusayaa sannad-guurada 20-aad ee ka soo wareegtay markii dhiig ku deeqidda ay ku yeelatay nolosha bukaannada waxaana uu u adeegaan siiyay fursad lagu muujinayo mahadnaqa dhiigga.

Ugu horreyn waxan wareysi layeelanay qaar kamid ah bulshada ku nool degmada dhoobley isla markana kamid ah dadka dhiigooda ku deeqay waxana waxa ka weydiyey Sababta ay u bixiyeen dhiiggooda.

Dhanka kale kamid ah dhaqatiirta ka howlgala isbitalka guud ee degmada dhoobley ayaa ka hadlay baahida loo qabo dhiiga iyo faidooyinka caafimaad ay leedahay dhiig bixinta.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa