Maalinta Caalamiga ah ee dadka Dhimirka ka xanuunsan oo maanta laga xusay Dhoobley

0
251

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Sanad kasta maanta oo kale ayaa dunida laga xusaa maalinta Caalamiga ah ee dadka dhimirka qaba waxaana maanta laga xusay magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, kulankan lagu waynaynayay maalintan ayaa lagu qabtay xarunta Hooyada iyo dhalaanka ee Dhoobley.

Maamulka Deegaanka Dhoobley iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa ka soo qayb galay munsaasabadda.

Cumar Maxamed Dayib oo Munsaabaddaasi ka qayb galay ayaa warbixintan inooga diyaariyay