Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waa maalin muhiim u ah bulshada caalamka, si looga wacyigeliyo halista cudurka hepatitis-ka, loona dhiirrigeliyo tallaabooyin lagu baabi’in karo.
Sanadkan 2025, hal-ku-dhigga maalinta ayaa ah: “Hepatitis-ka ha la baabi’iyo!” Baaqan ayaa lagu muujinayaa baahida degdegga ah ee dunidu u qabto in la xoojiyo wacyigelinta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya