Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka dhirta oo ku began Maanta.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaramada Midoobay ayaa 12-ka May u astaysay maalinta caalamiga ah ee caafimaadka dhirta (IDPH) si kor loogu qaado wacyiga caalamiga ah ee ku saabsan sid ilaalinta caafimaadka dhirta ay gacan uga geysan karto joojinta gaajada, yaraynta faqriga, ilaalinta kala duwanaanshaha noolaha iyo deegaanka,iyo kor u qaadida horumarka dhaqaalaha.

UJEEDO Dhirta caafimaadka qabta waxay aasaas utahay dhammaan nolosha Dunida, iyo sidoo kale hawlaha nidaamka deegaanka, haqab-beelka cuntada iyo nafaqada.

Caafimaadka dhirta ayaa fure u ah horumarinta joogtada ah ee beeraha looga baahan yahay in lagu quudiyo tirada sii kordheysa ee dadweynaha adduunka marka la gaaro 2050.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa