Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-25 haweena oo ka tirsan ganacsatada yar-yar ee Magaalada Boorama ayaa maal-galin shaqo abuur ah uga samaysay Hay’adda maxaliga ah ee ADAM iyo miisaaniyada Qaranka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xafladan Maamulka Gobolka Awdal, iskuduwaha Wasaradda gancasiga ee Soomaalind ee Gobalka Awdal iyo marti sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya