Liverpool Oo Ku Dhaw Saxiixa Ugu Qaalisan Suuqa.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Liverpool ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Leverkusen ee Florian Wirtz.

Warark haatan soo baxaya ayaa sheegaya in Liverpool ku guulaysan doonto saxiixa Wirtz.

Florian Wirtz ayaa ogolaaday in uu ku biiro kooxda Liverpool suuqa xagaaga isaga oo iska diiday kooxda Bayern Munich.

Liverpool ayaa Wadahadalo kula jirta kooxda Leverkusen si ay u dhamaystirto saxiixa Florian Wirtz.