Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii Maamulka iyo Laamaha Amniga Degmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelaha Hoose sheegeen in Mootooyinka Laba Lugaaleyda lagu geystey dhibaatooyin badan oo la xariira Amnidaro dhac oo lagula kacay Bulshada Magaalada si arintaasi wax loogu qabto ayay Laamaha Amniga soo saareen Amar lagu joojinayo isticmaalka Mootooyinka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa