Laamaha Amniga Degmada Walaweyn oo Lagu Bogaadiyey Hormarinta Nabadgeliyada.

0
38
Screenshot

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka Degmada Wanlaweyn ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay uga hadleen Amniga io hormarka ka jira Degmada waxaana y bogaadiyeen Amniga oo ay uga mahadceliyeen Maamulka.

Waxaa mudada shirka uu oscdey ay kuk bogaadiyeen ciidanka amaanka Degmada oo haben iyo maalin u taagan sugida amniga sida ay sheegeen sidoo kalena ka shaqeynaya isdhexgalka dadka Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa