Laamaha Amaanka Burco oo soo qabtay waxyaabaha maanka dooriyo.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 550 Litir oo Khamri ah oo ay soo qabteen Ciidanka Boolisska Gobolka Togdheer ayaa lagu burburiyay Gudaha saldhiga magaalada Burco

Halka lagu burburinayeey Dhalooyinka Khamriga ah waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Togdheer , Xeer ilaalinta gobolka Taliyaasha Ciidanka Booliiska Gobolka iyo Kan degmada Burco ee Maamulka Soomaaliland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya