Abaal-marinta laacibka sanadka ee ugu fiican Yurub waxaa ku guulaystay laacibka khadka dhexe kooxda Chelsea ee Jorginho kaasoo bandhig fiican ka sameeyyay kooxdiisa kulamadii ay ka ciyaareen tartanka Champions League.
Jorginho ayaa wuxuu abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA ku garaaca xiddiga ay isku kooxda yihiin ee N’Golo Kanté iyo laacibka Manchester City ee Kevin de Bruyne.