Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa Maanta lagu qabtay kulan wada tashi ah oo looga hadlaayey xeerka Nadaafadda Guud iyo Maareynta Qashinka oo ay soo agaasimeen Maamulka Gobalka Banaadir, kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa in laga wada hadlo sidii loo horumarin lahaa Nadaafadda Caasimada loona xoojin lahaa nidaamka maareynta qashinka loona dhisi lahaa jawi nadiif ah oo badbaado u ah Dadka iyo Deegaanka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya