Kuleejka Horyaal ee Magaalada Kismaayo oo xarun sedaxaad ka hirgeliyay xaafadda Farjano.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kuleejka Horyaal faraciisa sedaxaad ayaa laga hirgeliyay xaafadda Farjanno, waxaana machadka uu sanadkan cusub ee 2023 xoogga saarayaa horumarinta culuumta kala duwan ee uu bixiyo kuleejkaasi.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya