Kulanka Xalinta Khilaafaadka dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha gudaha Hirshabelle ayaa Magaalada Jowhar ku qabatay kulanka xalinta Khilaafaadka dhismaha golaha deegaanka ee degmada Jowhar.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya