Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankani oo ahaa mid looga Arinsanayo Siyaasada Xaqiijinta Shaqalaha Wasaraadda Caafimaadka XFS ee lagu qabtey Magaalada Muqdisho, waxaa ka soo qeyb galey Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka, Xildhibaano, qaar ka mid ah madax ka socotey Wasaarada Caafimaadka Maamul Goboleedyada dalka, Agaasimiyaal iyo qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Caafimaadka.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya