kulanka bilaha ah ee bahda cadaladda Jubbaland oo Kismaayo lagu soo gabagabeeyay.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaalada iyo Wasaaradda amniga Jubbaland ayaa si wada jir ah u soo gabagabeeyay kulanka bilaha ah ee bahda cadaladda iyo amniga.

Kulankan ayaa ajandihiisu ahaa sidii Bulshada looga dhaadhicin lahaa inay soo gudbiyaan arimaha ku saabsan helida Cadaaladda iyo sido kale adkeynta amniga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya