kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Xeerka xuquuqda caruurta oo lagu qabatay Kismaayo

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Xeerka xuquuqda caruurta, kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Jubbaland Cabdullaahi Cabdiqaadir ayaa Wasaaradda Haweenka ku bogaadiyay diyaarinta Hindisa Sharciyeedka Xuquuqda Caruurta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya

Audio Player