kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Qorshaha hiigsiga qaranjirka 2060 oo lagu qabtay Kismaayo

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa shir gudomiyay kulan wadatashi oo ku saabsanaa qorshaha hiigsiga qaran jirka ee 2060-ka.

Madaxweyne kuxigeenka iyo qaar kamid ah Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxey warbixin ka dhageesteen Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya