Kulan Wacyigelin ku saabsan Talaalka Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kulankii wacyigelinta tallaalka cusub ee ka hortaga oof-wareenka iyo shubanka ee lagu qabtey magalada baydhabo ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa Sidi iskaashiga bahada caafimaadka iyo waxbarashada si loo xaqiijiyo bulsho caafimaad leh.

Waxaana ka soo qeyb galey qaar ka mid ah howladeenada wasarada caafimaadka konfur galbeed dhaqaatiirta ka howl gal xarumaha caafimaadka baydhabo aqoonyahano iyo qaar ka mid ah ardeyda barata cilmiga Caafimaadka ee Jaamacadaha Magaalada Baydhabo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa