Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiro Ka tirsan Dowlada KGS oo ay Ka mid yihiin Wasiirada Amniga ,Cadaalada iyo Arimaha Diinta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa kulan wadatashi ah la yeeshey Ururada Bulshada rayidka, Odayaasha Dhaqanka, dhalinyarada iyo Haweenka Degmada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool.
Kulankan ayaa ujeedkiisa aheyd Wacyigelin loo sameynayo Ururada Bulshada kaasi oo ku saabsan Nabadda iyo horumarinta Arrimaha Bulshada si looga gudbo isku dhac dagaal oo ka dhacay Xudur.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa