Kulan wacyi-gelin ah oo ku saabsan dhismaha Golaha Deegaanka oo lagu qabtay Degmada Jalalaqsi.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle Mudane Cabdi Daahir Guure ayaa si rasmi ah uga daah-furtay Degmada Jalalaqsi Barnaamij wacyi-gelin ah oo horudhac u ah hanaanka dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Jalalaqsi.

Xafladda furitaanka waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bushada gaar ahaan Odoyaasha dhaqanka, Dhalinyarada ,Haweenka iyo Maamulka Degmada Jalalaqsi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa