Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradaha Amniga iyo Cadaalada Dowladda Jubbaland ayaa si wadajir ah u qabtay kulanka Bilaha ah ee udhaxeeya laamaha Cadaalada, Amniga iyo Bulshada.
Kulanka oo ahaa kulan Muhiim ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay Saraakiil, Maamulka Degmada, Xildhibaano iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya