Kulan loogu hadlayay Horumarinta Maalgashiga iyo ganacsiga oo lagu qabtay Kismaayo.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee xarunta KMG  Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay kor u qaadidda maalgashiyada yar-yar iyo hormarinta ganacsiga.

Kulankan ayaa waxa kaso qayb galay mas,uuliyiin ka socday wasaarada Ganacsiga maamulka Jubbaland iyo qaar kamid ah ganacsatada ku nool Magaalada kismaayo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya