Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku qabatay kulankan looga hadlayay xuquuqda siyaasadda dumarka ee Dowladaha Hoose.
waxaa ka qayb galay kulanka wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, Guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose, Ururka Haweenka Gobolka, Ururka dhalinyarada, iyo qaar ka mid ah ururada bulshada ra’yidka ah ee Magaalada Kismaayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya