Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknalojiyada Soomaliland ayaa maanta soo xirtay kulan socday mudo labo cisho ah kaasi oo ahaa wadatashiga xeer ilaaliyaasha iyo hagayaasha casriyeynta adeegyada Dowlada hoose ay bixiyaan
Kulanka ayaa waxaa ka hadlay Agaasimaha guud ee Wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknalojiyada Soomaliland iyo Zakariye oo ka socday xafiiska GPLG.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya