kulan looga tashanayay dib u eegista qodobada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka Dalka oo lagu qabatay Cadaado

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ahaa la tashi dadweyno kuna saabsanaa ka doodista Cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayna soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka iyo arimaha sharciga ee Maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay Magaalada Cadaado waxaana kaa soo qeyb galay masuuliiyiin ka tirsan Maamulka Galmudug Maamulka Cadaado iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya