Kulan looga hadlyay xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qabo oo lagu qabtay Hargeysa.

0
235

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo ilaali lahaa xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Soomaliland.

Waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah Maamulka Soomaliland, qaar kamid dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo masuuliyiin kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya