Kulan looga hadlayo Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo laga daah furay Muqdisho.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay Madasha Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya oo looga hadlayo dajinta qorshaha kobaca iyo isbedelka dhaqaalaha dalka, deyn cafintii kadib.

Wasiiro ka tirsan XFS Xildhibaano iyo Khubaro Dhanka Dhaqaalaha ah ayaa ka qeyb galaya madasha Mudada uu socdo kulanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya