Kulan looga hadlayey Sharciga Qoyska oo lagu qabtay Magaalada Jigjiga.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiyo ayaa laga qabtay kulan loogu hadalaayay xeerka qabyo qoraalka ah ee sharciga qoyska oo la waafajinayo shareecada Islaamka waxaana soo qabqaabisay Hay’adda Carruurta ee Save the Children.

Waxaa ka qayb galay kulanka culumo udiin xafiiska Cadaaladda Magaalada jigjiga iyo golaha sare ee islaamka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa