Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa waxaa lagu qabtay Kulan u dhaxeeyay Dhalinyarada, Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Badhan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
kulankan ayaa looga Hadlayey Ka hortaga tahriibka ee Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sidii wax looga qaban lahaa.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya