kulan looga hadlayey istaraatiijiyada Arrimaha Deegaanka iyo Dhulka 5-ta sano ee soo socota oo lagu qabtay Baydhabo.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Bay’ada iyo Duur-joogta dowlada KGS ayaa  Baydhabo ku qabatay Barnaamij ku saabsan Qorista iyo Diyaarinta istaraatiijiyada Arrimaha Deegaanka iyo Dhulka 5-ta sano ee soo socota. Waxaana qorista barnaamij kaan ka qeyb qaatey inta badan shaqaalaha wasaaradaha KG si ay isula gorfeeyaan Arimaha Deegaanka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinya