Kulan looga hadlayey Hindise sharciyeedka gadiidka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Jubbaland ayaa kulan looga hadlayay Hindise-sharciyeedka Gaadiidka ku qabatay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbadda Hoose.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii bulshada looga talo-galin lahaa horumarinta sharciga gaadiidka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya